MW Xaaf oo Magacaabay Taliyaha Amniga Gobolka Mudug iyo ku-xigeenkiisa

0

Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa Taliyaha Amniga Gobolka Mudug u magacaabay G/le.Duraan Cabdi Xaashi halka taliya ku-xigeenna loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Warsame.

Kadib qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa loogu baaqay Taliyayaasha la magacaabay in isbadal la yimaadaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here