Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa Taliyaha Amniga Gobolka Mudug u magacaabay G/le.Duraan Cabdi Xaashi halka taliya ku-xigeenna loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Warsame.
Kadib qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa loogu baaqay Taliyayaasha la magacaabay in isbadal la yimaadaan.


