Wararka Musharixiinta Galmudug oo Qaaday Ka Qeyb Galka Doorashadda By Radio Simba - Ocak 22, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Qaar Ka Mida.Musharixiinta U taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug, ayaa Sheegay in aysan ka qayb geli doonin Doorashada ay Wadaan gaddi hal garab ah. Musharixiintaan ayaa kala ah Kamaal Guutaale,Odawaa, Abdi Dheere iyo Abdulaahi Wehliye. [highlight][/highlight]