Halis Ku Wajahan Hir-shabeelle iyo Dooraashooyinka Soo Socda+Dhageyso

0

Kalfadhi lagu waday in  maanta ay yeeshaan Xildhibanadda baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta gabi ahaanba baqaday kadib markii kooramka uu soo buuxsami waayay.

Waxaa arintaa lagu eedeeyey in ay ka dambeeyeen xildhibaanada wasiirada ah ee baarlamnka hirshabelle.

Xildhibaan nuur  xaashi  oo kamid ah golahawakiilada hirshablle oo la hadlay idaacada Simba ayaa waxaa uu sheegay in ay maxkamad la tiigsan donaan xildhibanadda cadeystay in ay ka maqnadaan kala fafhiyada ay leeyihiin xildhibanadahirshabelle.

Si kastaba ha ahaateen Tan iyo markii  la dooratay Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare waxaa koobnaa kala fadhiyadda ay yeelanayaan xildhibanada hirshabelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here