Kalfadhi lagu waday in maanta ay yeeshaan Xildhibanadda baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta gabi ahaanba baqaday kadib markii kooramka uu soo buuxsami waayay.
Waxaa arintaa lagu eedeeyey in ay ka dambeeyeen xildhibaanada wasiirada ah ee baarlamnka hirshabelle.
Xildhibaan nuur xaashi oo kamid ah golahawakiilada hirshablle oo la hadlay idaacada Simba ayaa waxaa uu sheegay in ay maxkamad la tiigsan donaan xildhibanadda cadeystay in ay ka maqnadaan kala fafhiyada ay leeyihiin xildhibanadahirshabelle.
Si kastaba ha ahaateen Tan iyo markii la dooratay Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare waxaa koobnaa kala fadhiyadda ay yeelanayaan xildhibanada hirshabelle.

