Bankiga Dhexe ee Somaliya oo Amray in La Xiro Akoonadda Shirkadaha Forex

0

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku amray Bankiyada gaarka loo leeyahay in ay xiraan dhamaan Akoonadda Shirkadaha Forex ee ka howlgala Magaalada Muqdisho.

Go’aankaan ayaa ka dambeeyay kadib markii kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta Bankiga dhexe ee Somaaliya ay ku soo saareen warqadan oo go,aanka uu ku cad yahay.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdishu kusoo kordhay ganacsi cusub oo lagu magacaabo FOREX Trade afka Soomaaliga ahna lagu yiraahdo Sarrifka lacagaha qalaad ee Internetka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here