Guddoomiye Ku-xigeenkii Degmada Baardheere oo Xilkii Laga Qaaday

0

Madaxwayne ku-xigeenka labaad ahna ku simaha Madaxwaynaha Dowladd goboleedka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa warqad qoraal ah oo xafiiskiis kaso baxday waxaa xilalkii looga qaaday guddoomiye ku-xigeenkii degmada Baardheere iyo madixii maaliyadda degmadaas, waxaana uu xilaalkaas u magacaabay masuuliyiin kale.

JUBB

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here