Ninkii Hogaaminayay Weerarkii SYL oo La Shaaciyay+Qaabka Loo Galay

0

Al-shabaab ayaa baahiyay Magaca Ninkii hogaaminayay weerarkii Lagu Qaaday Hoteelka Syl ee Magaaladda Muqdisho.

Ninkaan oo lagu magacaabo Saadaq ayaa warbaahinta Shabaab u sheegay in weerarka uu u dhacay sidii loogu talagalay.

Saadaq ayaa sidoo kale sheegay in ay SYL ka galeen dhanka waqooyi gaar ahaan wadada ka timaad xarunta madaxtooyaa Villa Somalia,islamarkaan ay ahaayeen 5-ruux.

Inta la xaqiijiya 5-ruux oo isugu jirey Ciidamo, Garsoore maxkamadeed ayaa ku dhintay weerarka,waxaana laga soo badbaadiyay 100-ruux.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here