Al-shabaab ayaa baahiyay Magaca Ninkii hogaaminayay weerarkii Lagu Qaaday Hoteelka Syl ee Magaaladda Muqdisho.
Ninkaan oo lagu magacaabo Saadaq ayaa warbaahinta Shabaab u sheegay in weerarka uu u dhacay sidii loogu talagalay.
Saadaq ayaa sidoo kale sheegay in ay SYL ka galeen dhanka waqooyi gaar ahaan wadada ka timaad xarunta madaxtooyaa Villa Somalia,islamarkaan ay ahaayeen 5-ruux.
Inta la xaqiijiya 5-ruux oo isugu jirey Ciidamo, Garsoore maxkamadeed ayaa ku dhintay weerarka,waxaana laga soo badbaadiyay 100-ruux.

