Ahlusuna Waljameeca ayaa Aqbashay in 20 Xildhibaan ay ku Yeelanayaan Golaha Wakiilada Dowladd Goboleedka Galmudug.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir ayaa lagu sheegay in Ahlusuna ay aqbashay Heshiiska Dowladda Dhexe iyo 20-ka Xildhibaan.


