Baarlamaanka Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya

0

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).

Sida ku cad qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoonka, 11-xildhibaan ayaa wasiirka ku eedeeyay in Telefishinka qaranka laga soo deyn waayay Qodobadaha Xildhibaanadda Dowladda Mucaaradsan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here