Madaxweyne Dr Mohammed Abdi Ware ayaa maanta Magaalada Jowhar kulan kula qaatay Wafdi uu hogaaminayay Ergayga Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe James Swan ku Xigeenka Wakiilka Midowga Yurub Ku Xigeenka Wakiilka Midowga Africa ee Somaliya Wakiilka Urur Gobioleedka Igad Safiirada UK Italy iyo France.
Kulankaan ayaa intiisa badan looga hadlay Arimaha Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed Sidoo kale waxaa looga hadlay Xaaladaha Amni ee Deegaanada DG HirShabeelle.
Ugu Dambeyn Dowlada HirShabeelle ayaa Cadeysay Mowqifkeeda kaga aadan Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.



