Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Qaraxaan ayaa ka dhacay afafka hore ee Hoteel Safaari oo ah meel u dhaw Isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa ahaa mid gaariga ku xirnaa lamana oga ilaa iyo hada cida gaariga leh iyo in Khasaaro nafeed jiraan.
Dhanka kale ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxaan ka dhacay magaaladda Muqdisho.

