DFS Oo Ka Hadashay Dilka Loo Geystay Almaas Elman

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay cambaareysay dilkii Almaas Elman loogu gaystay Shalay Magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay Wasaaraddda Warfaafinta Xukuumadda soomaaliya ayaa lagu Cambaareeyay,waxaana Tacsi loogu direy qoyskii ay ka Geeriyootay.

Wasaaradda ayaa sheegtay in baaritaan lagu sameyn doono qaabkuu u dhacay Dilka,iyo cidii ka dambeysay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here