Akhriso:-Dowladda Soomaaliya oo Soo Saartay Digniin Ku aadan Fatahaado Hor leh

0

Wasaarada Gargaarka Xukuumadda Federalka Somaliya ayaa soo saartay digniin ku saabsan fatahaado hor leh oo ka dhaca Gobolada dalka Somaliya, xilli saameyntii ka dhalatay fatahaadii Wabiga Shabelle ee Magaaladda Baledweyne wali jirto.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay digniintaan cusub oo ay kaga digeyso dadka inay ka fogaadaan meelaha Wabiga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here