Taliyaha Howlgalka africom ee Soomaaliya oo Booqasho Ku Yimid Muqdisho

0
Lt. Gen. Stephen J. Townsend, commanding general for the XVIII Airborne Corps, Fort Bragg, North Carolina, visits Soldiers from the 1st Security Force Assistance Brigade at Fort Benning, Georgia, Oct. 23. During the visit, Townsend listened to troops within the unit to get a feel for why they chose to join the SFAB, so he could help spread the word to the rest of the force to assist with recruiting efforts. Soldiers interested in joining an SFAB should contact their branch manager for more information.

Mid kamid ah saraakiisha ugu sareysa howlgalka mareykanka uu kawado Africa ayaa booqosho ku yimid Magaaladda muqdisho.

General Stephan townsend oo ah taliyaha howlgalka africom ayaa booqasho ku yimid dalka Somalia,general Stephan townsend ayaa sheegay in ujeedka booqashadiisa ay tahay sidii uu ugu kuurgali lahaa howlgalka mareykanka ee africom iyo dagaalka ka dhanka ah alshabaab.

Taliyaha howlgalka africom general Stephan townsend ayaa tilmaamay in booqashadiisa ay muhiim utahay howlgalka africom isagoona intaasi ku daray in howlgalka ay kawadaan Somalia uu muhiim uyahay xasiloonida bariga Africa.

Taliyaha howlgalka africom  general Stephan townsend ayaa kulan laqaatay madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Somalia Mohamed abdullahi farmaajo iyo sidoo kale hogaanka ciidamada xoogga dalka somaliyeed kulankaasi oo diirada lagu saarayay arrimaha amaanka iyo guulaha laga gaaray waxkaqabashada xaaladaha amaan ee dalka Somalia.

Sidoo kale taliyaha africom waxa uu lakulmay 700 oo kamid shaqaalaha mareykanka kuwaasi oo lakeenay Somalia intii lagugudajiray booqashadiisa sida uu warbaahinta usheegay kornel chris karns oo ah afhayeen uhadlay taliska africom ee Somalia.

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here