Shiikh Shaakir oo Magacaabay Guddiga Gurmadka fatahaada Wabiga Shabeele Ee Galmudug.

0

Madaxa Xukuumadda Galmudug Dr sheikh maxamed shakir Cali Xasan ayaa magacaabay Gudiga gurmadka fatahaada Wabiga Shabeele Ee Galmudug.

Madaxa Xukuumada ayaa shacabka Galmudug ugu baaqay in laga qeyb qaato ugurmashada Dadka Ku dhibaateysan Gobalka Hiiraan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here