Ahlusuna oo Sheegtay in uu Burburay Heshiiskii DFS,ASWJ Iyo Galmudug

0

Madaxa xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa si rasmi ah u sheegay inuu burburay hashiiskii ay wada galeen galmudug-A,S,W,J iyo DFS sababna ay utahay dowlada somalia

Waxaa warbahinta u aqriyey war-saxaafadeedka Agaasimaha warfaafinta madada Xukuumada Galmudug Ibrahim Hashi Osoble Jeekey.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here