Madaxa xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa si rasmi ah u sheegay inuu burburay hashiiskii ay wada galeen galmudug-A,S,W,J iyo DFS sababna ay utahay dowlada somalia
Waxaa warbahinta u aqriyey war-saxaafadeedka Agaasimaha warfaafinta madada Xukuumada Galmudug Ibrahim Hashi Osoble Jeekey.


