Shabaab oo Weeraray Taliskii AMISOM iyo Ciidanka Dowladda ee buulo-burde.

0

Dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Degmadda buula-burde oo saldhig ay ku leeyihiin ciidamadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Dagaalyahano katirsan Alshabaab ayaa la sheegay inay ugu horayn weerar ku qaadeen talisyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin degmada Buulo-Burde,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal mudo socday.

Dad ku sugan Degmadda Buula-burde oo la hadlay warbaahinta Simba wax ay sheegeen in dhawaqa hubka culus laga maqlay gudaha Magaaladda.

Dhanka kale Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmadda buula-burde waxa ay sheegeen in la iska difaacay dagaalka Shabaab,islamarkaana xaaladda ay haatan tahay mid dagan.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here