Madaxweyne Xaaf oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Qorshaynta ee Maamulka Galmudug

0

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii wasaarada Qorshaynta maamulka Galmudug Cabdikaafi Maxamed Maxamuud.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here