Wararka Madaxweyne Xaaf oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Qorshaynta ee Maamulka Galmudug By Radio Simba - Ağustos 25, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii wasaarada Qorshaynta maamulka Galmudug Cabdikaafi Maxamed Maxamuud.