Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Carwadii Hore ee Taleex Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir.
Sida naloo xaqiijiyay qaraxa ayaa ahaa Miino la dhigay Wadada dhinaceeda.
Inta la xaqiijiyay hal ruux oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay qaraxa ka dhacay Degmadda Hodan,waxaana loo qaaday goobaha caafimaadka.

