Nin Hubeysnaa oo Rasaas Ku Furay Goob ay Ka Socotey  Xafdladd  Aroos Ah Mudug

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa nin hubeysnaa oo xalay rasaas ku furey goob ay ka socotay  Xafladd  aroos ah deegaan ka tirsan Gobolka Mudug.

Falkaan ayaa ka dhacay Deegaanka Lalubshe ee Gobolka Mudug.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka ninka hubeysnaa ayaa la sheegay in madaxa loogu jirey,islamarkaana uu rasaas ku furey goobta xafladda arooska ay ka socotay.

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay, mid kalana wuu ku dhawacmay falka ka dhacay Deegaanka Lalubshe ee Gobolka Mudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here