Jurgen Klopp : Waa macalin wanaagsan oo wax badan ka Badali kara shaqada kooxda Liverpool

0

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Liverpool Adam Lallana ayaa la dhacsan In shaqada kooxda Liverpool loo dhiibay macalin Jurgen Klopp isagoona wax wanaagsan ka rajeeyay macalinka cusub

Macalinka reer Germal Klopp ayaa shaqada kooxda Liverpool ka Badalay ninka Brendan Rodgers kasoo shaqada laga ceyriyay kadib bandhig xun uu kooxda kusoo Bandhigay xili ciyaareedyadii uu joogay 3-sano

Lallana ayaa sugi la’a in uu la shaqeeyo macalinkii Hore ee kooxda Borussia Dortmund madaama dhamaan ciyaartooda kooxda ay ku maqan yihiin qaramada qaarada Yurub ee Uero

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here