Wararka War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Muqdisho By cadnaan kapul - Mart 28, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho. Qarax loo adeegsaday gaari Walxaha Qarxa laga soo Buuxiyay ayaa ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama gaar ahaan Nawaaxiga Hotel Wehliye. Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah ayaa jira.