Howlgalo ka dhan ah al shabab oo ka dhacay gobolka hiraan.

0

Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda al shabab ka sameyey degaanka hoostago degma bulaburte ee Gobolka Hiraan.

Howlgalkan ayaa lagu badi gobayay xubno katirsan al shabab oo ku dhuumaaleysaneyey degaanada laga sameyay howgalka ee jiinka wabiga Deganada laga sameyay ayaa kala ah caag bashiir, Hilaweyn Biya madobe bera yabal iyo degana kle oo dhowr ah

Howlgalka laga sameyay deganadaasi waxaa Hogaaminayay Taliyaha Ururka 8,aad guutada18aad Ee gor gor

howlgaan manta dhacay ayaa daba socday howlgalo maalmihii ugu danbeyay ka socday qeybo ka mid ah goobolka hiiraan ee bartamaha dhulka soomaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here