Gudoomiyaha gobolka banadir ahna duqa muqdisho yusuf xusein jimcaale madaale ayaa xalay garay isgoyska juba ee muqisho halkaasi oo shalay galab ka dhacay shil naxdin badan ka dib markii mid ka mid ah baaburta xamuulka qada ee kuntenarada uu ku dul gudoomay baaburka dadweynaha ee BL ka ama hoomeyda
Shilkaan gaari oo geystay qasaaro isigu jirto dhimasho iyo dhawac ayaa muddo sacadaa waxa qadatay in dadka dhawacyada iyo kuwa dhintay laga soo bixiyo baabuurka xamuul ee ku dul gudoomay
Gurmadka ka dib waxaa goobta garay masuliyiin ka socoto mamulka gobolka banaadir uu hor kacayo gudoomiyaha gobolka banadir madaale isaga oona shaaca kla qaday in shilkaasi ay ku dhinteen labo qof midi dumar tahay iyo qof kale oo rag ah halka labo kalana ay ku dhawacmeen
Gudoomiye madaale ayaa sheegay in sidii loo maleenayay uusan shilka noqon babuurka bl ka ama humeyda aysan dad badani sareen waxa uuna nasiib darro ku tilmamay in babuur xamuul ah xili maalin uu socdo xili sanado ka hor lasoo saray amaro culus oo qoseeya babuurta xamuulka qaada
Masuuliyada shilkaasi ayuu dusha kaga tuuray cidii ka danbeysay in maalin cad shaqeeyaan baabuurta xamuulka qaada ee ka yimaada dekada muqdisho waxa uuna amar ku bixiyay in afarta habeenimo wixii ka danbeya ay sheyn donan babuurta xamuulka

