puntland oo cadeysay mowqifkeeda wax ka badalka dastuurka dalka

0

Maamulka Puntlaand  ayaa ka horyimid in xilligan wax la bedella lagu sameeyo dastuurka Soomaaliiya oo horyaala Labada aqal ee baarlamaanka

 

Puntlaand ayaa ku eedeesay dowladda federaalka Soomaaliya in ay isku koobtay arinta dastuurka,waxa ay sheegtay in la bedelay  dastuurkii heshiiska lagu ahaay lana wado mid cusub.

 

Dhinaca kalana waxa ay sheegtay in aysan aqoon-san doonin haddii  lagu dhaqaaqo wax ka bedelka dastuurka Soomaaliya.

 

Aqriso war saxafadeedkaan hoose

 

i

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here