Xiliga Bilaabaya Dhageysiga Kiiska Ninkii Xaaskiisa Gubay oo La Shaaciyay

0

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta shaacisay waqtiga ay bilaabaneyso dhageysiga dacwada ka dhanka ah ninka ku eedeysan inuu dhawaan ku gubay Muqdisho Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis.

 

 

War qoraal ah oo kasoo baxay Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu faray Kaaliyaha qeybta dambi baarista CID-da in eedeysanaha uu horkeeno Maxkamadda 21-ka bishaan oo ku beegan maalinta Arbacada ah oo ay bilaabaneyso dhageysiga kiiska eedeysane sayid Cali Macalin Daa’uud.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here