Akhriso;-Isimada Maamulka Puntland oo Soo Saaray Go’aano Culus

0

Shir ay magaalada Garawe ku yeesheen qaar kamid ah isimada maamulka Puntland ayey go’aan kasoo saareen khilaafka ka taagan in matalaad ku yeeshaan golaha wakiillada xubnaha kasoo jeeda deegaannada SSC Khaatumo.

 

Isimada Puntland ayaa goordhaw War-murtiyeed ay soo saareen ku go’aamiyay in xildhibaannadii ssc Khaatumo ku laheyd Puntland meesha laga saaro lana soo xulo kaliya 49-xildhibaan ,kuwaa oo madaxweynaha dooranaya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here