Maxkamadda Saree e Puntland oo Ka Hor timid Go’aankii isimmada SSC- Khaatumo

0

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa diiday go’aankii kasoo baxay isimmada SSC- Khaatumo, kuwaas oo sheegay in aysan xildhibaano u xulidoonin maamulka Puntland.

 

 

Warsaxaafadeed uu soo saaray guddoomiye ku xigeenka maxkamadda sare, ayuu ku sheegay in go’aanka ay gaareen Isimmada SSC- Khaatumo uusan waafaqsanayn habraaca loo marayo kala kala gurista labada maamul.

 

Guddoomiye ku xigeenku wuxuu sheegay in Puntland ay xaq u leedahay in xildhibaannada lagusoo xulo qaabkii horey loogu soo xuli jiray, isagoo sheegay in doorashada ka dib xal laga gaaridoono go’aanka isimmada SSC-Khaatumo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here