Baarlamaanka Puntland oo Diiday Go’aankii Maxkamadda Sare Puntland

0

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Abwaan Cabdidirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa diiday go’aankii maxkamadda sare Puntland ay ku laashay muddo kororsigii sannadka ahaa ee uu baarlamaanku sameystay.

 

Guddoomiye Cabdirashiid ayaa ku eedeeyay maxkamadda dastuuriga ah inay la safatay dhinaca xukuumadda madaxweyne Deni, isagoo sheegay in aan baarlamaanka lasiinin fursad ay ku difaacaan go’aanka ay qaateen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here