Nin Soomaali oo Xaaskiisa ku Dilay Hoteel Ku Yaala Dalka Turky-ga

0

Wararka ka imaanaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in nin Soomaali ah uu ku dilay xaaskiisa hotel magaaladaas ku yaala.

 

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in lamaanahaan dalxiis ahaan u yimaadeen dalka Turkiga, waxaana la xaqiijiyay in gabadha dhimatay ay haysatay dhalashada dalka Ingiriiska.

 

Dilka uu ninka Soomaaliga ah u geystay xaaskiisa ayaa ila hadda aan la xaqiijinin, waxaana laga war sugayaa baaritaan ay wadan dowladda Turkiga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here