Somaliland oo Cambaareysay Madaxda Tagaysa Magaaladda Laascaanood

0

Somaliland ayaa sheegtay in ay cambaaraynayso socdaal ay dhawaan wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, iyo madax Puntland ahi ku tageen Laascaanood.

 

Warsaxaafadeed kasoo baxday Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland, ayaa lagu cambaareeyay socdaalka ay masuuliyiintu ku tageen magaaladaa Laascaanood, waxayna xukuumadu ku tilmaantay xad gudub.

“Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si adag u cambaaraynaysaa gardarada iyo xad-gudubyada cad ee ay ku kaceen xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxda Puntland”.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here