Wararka Taliska Kumaandooska Puntland oo Sheegay in ay Burburtay Xabad Joojintii By Radio Simba - Temmuz 31, 2023 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Taliska Ciidanka Kumaandooska Maamulka Puntland ee Danab ayaa sheegay iney burburtay xabad joojintii Garowe ee u dhexeysay maamulka Deni iyo ciidamada Mucaaradka