Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Galcad iyo Ceel dheer+Sawirro

0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow ayaa ayaa safar kormeer ah ku tagay xerooyinka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Degmooyiinka Galcad iyo Ceel dheer ee Gobolka Galgaduud.

Taliya ayaa ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan aagga hore e dagaalka ku booriyay naf-hurnimadooda iyo sida ay kaga go’an tahay ciribtir kooxda khawaarijta oo horray gacanta ugu hayey degmooyinkan balse laga saaray.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here