Dowladda UK oo Sheegtay inay Taageeran Tahay Horumarka Soomaaliya

0

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay taageersan tahay horumarka Soomaaliya ay ka sameyneyso isbedelada dhanka siyaasadda, waxaana ay beesha caalamka ka codsatay in ay kaalmo gaarsiiso dalka.

Wakiilka joogtada UK ee QM, Barbara Woodward ayaa hadalkan ka sheegtay shirka Golaha Ammaanka  oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, iyadoo soo dhaweysay joogitaanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ku ammaantay warbixintii uu golaha siiyay.

Danjiraha boqortooyada Ingiriiska waxay soo dhawaysay sida ay uga go’an tahay Madaxweyne Xasan Sheikh isbedellada siyaasadeed, oo ay ku jiraan dib-u-habaynta waxbarashada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here