Gudoomiyihii hore ee Maxkamada Degmada Wadajir oo La Dilay

0

Kooxo hubeysna ayaa Degmadda Wadajir ee Magaaladda Muqdisho ku dilay Gudoomiyihii hore ee Maxkamada degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Ala Ha U Naxariistee Sheekh Maxamuud Caraale ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray rasaas ay ku fureen dabley hubeysan oo weerar ku soo qaaday.

Ciidamadda amaanka Degmada Wadajir oo gaaray goobta uu dilka ka dhacay ayaa ku guuldareystay in ay gacanta kusoo dhigaan ragii ka dambeeyay dilka sheikh Maxamuud oo caan ka ahaa Degmadda Wadajir.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here