Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuuumada Federaalka Somaliya Mudane Shiikh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay Guddiga Tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023.
Guddigan oo ka kooban 9 xubnood ayaa waxaa ku jira nin la dhashay Wasiir Roobow oo magaciisa la yiraahdo Ibraahim Roobow Cali kaasoo ku magacaaban xogheynta guddiga.



