Akhriso;-Somaliland oo Sheegtay in Puntland weerar Kusoo Tahay

0

Wasaarada Gaashaandhigga Maamulka Somaliland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa muujisay cabasho ku aadan weerar dagaal oo uga soo fool leh dhanka ciidamadda Puntland.

Qoraal oo loo direy Beesha Caalamka ayaa lagu sheeegay in Puntland ay weerar ku tahay Somaliland.

“Wasaarada gaashaandhigu waxay rabtaa in ay ku wargaliso beesha caalamka, dowladaha gobolka iyo Qaramada Midoobay, in xogo sirdoon oo lagu kalsoonyahay oo aanu helnay ay muujinayaan in ciidamada Puntland ee PSF iyo PMPF ay qorshaynayaan in ay soo weeraraan ciidanka qaranka”. ayaa lagu yiri qoraalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here