Darawal Mooto Bajaaj oo Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

0

Darawal kale oo kamid ah dhalinyaradda kaxeysa  Mooto Bajaajta ayaa lagu dilay nawaaxiga Ex-Hotel Jubba ee magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah Wadayaasha Mooto Bajaajta ayaa dil ka dib dhigay dibadbax ay dilka uga soo horjeedaan, iyagoo sheegay in askarigii dilka geystay uu ku baxsaday Mootadii uu waday darawalkii uu dilay.

Darawalada dibad baxayay ayaa sheegay in dilalka loo geysanayo maalmahaan uu aad ugu soo batay Magaalada Muqdisho, waxayna sheegeen in hadii wax laga qaban waayo ay iibsan doonaan hub, ay iskana difaaci doonaan askarta dhibaatada wada

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here