War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Ka Socday Magaaladda Laascaanood

0

War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray shirarkii ka socday magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool.

Qodobadda kasoo baxay shirka waxaa qeyb ka ah in shacabka Laascaaanood aysan hoos tagin Maamulka Somaliland,in ay kamid yihiin oo ay hoostagaan Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Beesha Caalamka ayaa loogu baaqay in ay soo faragaliso xaaladda magaaladda laascaanood,ee Gobolka Sool.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here