Laba nin Lagu Dilay Degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug

0

Faah-faahin ayaa ka soo baxaysa dil xalay ka dhacay degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug,dhanka Maamulka Puntland.

Labo nin oo lagu kala magacaabi jiray Cabdullaahi Cabdiraxmaan Afdheere iyo Mukhtaar Maxamed ayaa xalay lagu dilay Bursaalax.

Laamaha Amniga ayaa sida wararku sheegayaan gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dilka labada marxuum kaas oo baaritaan lagu hayo.

Mas’uuliyiinta Laamaha Amniga Gobolka Mudug ee Puntland weli kama hadlin dhacdadaas lagu dilay labada marxuum.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here