Dowladda Soomaaliya oo HakisayDuulimaadyadii Garoonka Aadan Cadde

0

Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta hakisay dhaqdhaqaaqyada duulimaadyadii iman lahaa garoonka dayuuraddaha Caalamiga Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

Qoraal ay soo saartay Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in talaabadan loo qaaday sababo ku aadan imaanshaha wafuud caalami ah oo ku soo wajahan Muqisho.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here