Mahad Salaad oo Magacaabay Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Gobolka Gedo

0

Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee gobolka Gedo, ayaa loo magacaabey Gen Jamaal Xasan Sareey.

Sidoo kale Maxamed Cabdiraxmaan Yacquul (Sandheere) ayaa loo Magacabey Taliye ku xigeenka Nisa ee Gobolka

Magacaabistan ayaa imaanaysa todobaad un kadib markii la diley Alle ha u naxariistee Taliye Baakal Kooke.

Ururka Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka loo geystay Marxuum Kooke.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here