Aadan Madoobe oo Amray in War Laga Keenayo Amni Xumadda Dalka

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aaden Madoobe ayaa ku amray guddiga Arrimaha Amniga, gudaha iyo Maamulada in ay kasoo talo-bixiyaan xaalka Amniga ee dalka, kadib markii ay Xildhibaanadu dhawaan cadeeyeen in lagu fashilmay Amniga dalka.

Shaqaalaha KMG ah ee wasaaradda Warfaafinta in kabadan 102 qof ayaa maanta lagu bilaabayaa baaritaano ay kusameynayso Hay’adda NISA, iyadoo la weydiinayo su’aalo kale duwan oo amniga la xariira, xili dhawaan Argagixisadu weerartay Hotel kuyaala xeyndaabka Villa Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here