Al-shabaab oo Qarax Ku Burburiyay Buundada Degmadda Buulu-barde

0

Al-shabaab ayaa qarax ku bartilmaameedsaday buundada degmada Buulobarde ee gobolka Hiiraan oo ah buundo muhiim ah oo isku xirta gobolada dhexe ee dalka iyo Magaaladda Muqdisho.

Qaraxa waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabo qarxa, kaas oo buundada waxyeelo ba’an gaarsiiyey, sida ay muujinayaan sawiro laga soo qaaday buundada oo lagu faafiyay baraha bulshada.

Ujeedka qaraxa ayaa ahaa sida warar sheegayaan in mid lagu doonayay in lagu jaro buundada degmada Buulobarde, wuxuuna ku soo aaday, xilli dagaalo ka dhan ah Al-shabaab ay ka socdaan deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here