Dowladda Soomaaliya oo Xirtay Warbaahinta Internet-ka ee Website-yada ay Isticmaalaan Al-Shabaab.

0

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dhammaan Warbaahinta Internet-ka ee Website-yada ay isticmaalaan Al-Shabaab.

Go’aan ka soo baxay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta XFS ayaa lagu faray Shirkadaha Isgaarsiinta inay ka qeyb qaataan ilaalinta Amniga Qaranka, iyadoo la xiganayo qodobka 66aad ee Sharciga Isgaarsiinta oo ku waajibaya dhammaan shirkadaha shatiga u heysta bixinta Isgaarsiineed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here