Dowladda oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay Madaxii Shabaab ee Shabeelaha Hoose

0

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ku dilay Maxamed Nuur Shire oo Al-shabaab u qaabilsanaa gobolkaas  iyo 13 dagaalyahan oo kale.

Taliyaha ururka 66-aad,guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ciidamada ay ka hortageen dhagar ay Shabaab u soo maleegtay shacabka ku dhaqan degaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose.

Ciidanka xoogga dalka ayaa gobolada dalka ka wada howlgalo lagula dagaalmayo Al-shabaab.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here